Dhegeyso:Dowlada Federaalka oo Sheegtey In Alshabab Ilamaha Ay Kasoo Aruursadaan Dugsiyada Quraanka Lagu Barto

0
53

Wasiirka Cadaalada Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/laahi Jaamac Ilka-jiir ayaa ururka Al-shabaab ku eedeeyay dhalinyarada yar yar ee caruurta ah in ay si qalad ah ugu adeegsadaan Dagaalada ay ka wadaan Al-shabaab Soomaaliya.

Wasiirka Cadaalada ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Shabaab caruurta ay ka qortaan goobaha dugsiga quraanka lagu barto, isagoo tilmaamay arintaasi in ay tahay arin qalad ku ah dhanka xuquuqda aadanaha marka la eego Dagaal gelinta caruurta Da’dooda ay aadka u yar tahay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wasaarada Cadaalada DF

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasaarada Cadaalada DF Mobil