Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo Ka Cabanaaya Qaxootiga Ka Imaanaya Dalka Kenya

0
29

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Qaxootiga kasoo laabtay xeryaha dalka Kenya ay dhibaatooyin kala duwan ku heystaan gobolka Jubbada Hoose.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Gobolka Jubada Hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Gobolka Jubada Hoose Mobil