Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Waajid oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Hesyta Shacabka Ku Nool Degmada

0
207

Waxaaba gebi ahaan go,an wada isku xirta degmada baydhabo iyo waajid taasoo kentey in shacabkii ku dhaqnaa degmada ay kala kulmaan dhibaatooyin badan gudoomiyaha degmada Waajid Cabdullaahi Yariisoow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xilligaan dhibaatooyin xoogan ay haystaan dadka shacabka ah ee kunool degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiyaha Degmada Waajid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha Degmada Waajid Mobil