Dhegeyso Taliyaha Nabadsugida Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Ka War Hayeen Qaraxa Intuusan Dhicin Ka Hor

0
24

Taliyaha nabadsugida dowlada federaalka General C/llaahi Gaafow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu ku soo wajahan yahay Xeebta liido.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Taliyaha Nabadsugida G Gaafow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Taliyaha Nabadsugida G Gaafow Mobil