DhegeysoBeesha Carab-Soomaali oo Kulan Ay Maanta Ku Yeesheen Magalada Muqdisho Baaq Ugu Direy Dowlada Federaalka

0
44

Kulan ay maanta ku yeesheen magalada muqdisho Nabadoonada,Waxgaradka, Xildhibaanada ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha Banaadiriga ayaa waxaa loogu hadlay sidii ay door muuqdo ugu yeelan lahaayeen doorashooyinka la filayo iney dalka ka dhacaan.

Nabadoonada iyo Waxgaradkii Kulanka ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan in laga shaqeeyo Midnimada Beelaha Banaadiriga.

Qaar ka mid ah waxgaradkii meesha ka hadley hadaladooda waxaa ka mid ahaa.

Kulan Beesha Banaadiri

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Kulan Beesha Banaadiri Mobil