daafeet.com
DhegeysoBeesha Carab-Soomaali oo Kulan Ay Maanta Ku Yeesheen Magalada Muqdisho Baaq Ugu Direy Dowlada Federaalka
Kulan ay maanta ku yeesheen magalada muqdisho Nabadoonada,Waxgaradka, Xildhibaanada ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha Banaadiriga ayaa waxaa loogu hadlay sidii ay door muuqdo ugu yeelan lahaayeen …