Qarax aad u Weyn oo Habeenkii Xaley Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Istambuul

0
40

Qaraxyo ayaa habeenkii xaley ahaa ka dhacay garoonka caalamiga ah ee Ata-Turk ee magaalada Istanbul dalka Turkiga xalay.

ilaa iyo hada inta la ogyahay waxaa qaraxaasiku dhintey 30 qof halka dhaawaca uu caga cageynayey in ka badan 60 qof.

Weerarkan ayaa la sheegayaa inuu ahaa mid dad isku soo xirey waxyaalaha qarxa iyo is rasaaseyn dhacdey qaraxa ka dib.

Duulimaadyada ayaa garoomo kale loo bedeley dad weynahana waxaa loogu baaqay inaysan meeshaa amni ahayn oo aysan soo galin.

Madaxweynaha dalka Turkiga Raccep Tayep Ordogan ayaa sheegay in qaraxyadaas ay geysteen cadaw doonaya inay borobagaando ku abuuraan xanuunka iyo daadinta dhiigga dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan.