Daawo Sawirada Qurba Joogta Beesha Hubeer oo Raashin Ay Ugu Tala Galeen Afurka Geysey Degmada Wanleweyn

0
60

Qurbo joogta beesha hubeer ayaa waxaa ay walaalahood ku sugan degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose u qeybiyeen raashin ay ugu tala galeen in ay ku afuraan dadka aan awoodin iney helaan afur.

Waakan ee nala daawada sawirada.

[slideshow_deploy id=’26356′]