Dhegeyso:Sheekh Aadan Siiro oo Ka Mid Ah Culumada Somaliland oo Ka Hadley Xasuuqa Ciidamalada Itoobiyanka Ka Geysanayaan Deeganada Somaliland

0
38

Beryahanba waxaa soo badanayey dhibaatooyinka ay ciidamada itoobiyaanka ku hayaan deegaanada somalilad ayagoo halkaasi ku xasuuqey dad badan oo shacab ah, Mid ka mid ah culumada somalinad ayaa si adaga arintaas kaga hadley isla markaana ku booriyey xukuumada maamulka somaliland in ay ka hadlaan arimahaas.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa,

Sheekh Aadan Siiro

Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Sheekh Aadan Siiro Mobil