Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Xiritaanta Xeryaha Qaxootiga ee Kenya

0
27

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad usoo dhaweynayaan booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Xerada Dhadhaab ee Kenya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Mobil