Dhegeyso:Afhayeenka Gobolka Banaadir oo Ka Hadlaya Howlgalo Lagu Soo Qabtey Sarkaal Ka Tirsanaa Alshabab

0
47

Howlgalo ay ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka dowlada federaalka somaliya ayaa xalay ka fuliyeen degmada Kaxda ayaa waxaa ay Gacanta ku dhigeen Sargaal sare oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu Magacaabo Xasan Fanax.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in Ciidanka NISA ay qabteen Xasan Fanax oo kaga helay Xog ah inuu ku dhuumanayo Degmada Kaxda ee Gobolka banaadir islamarkana gacanta lagu dhigay.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Wareysi Cabdifataax Cumar Xalane

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wareysi Cabdifataax Cumar Xalane MObil