Dhegeyso:Madaxweynaha oo Markuu Webiga Biyo Keeney Ka Dib Ka Hadley Arimo Sheegayey In Itoobiya Biyaha Xiratey

0
64

In ka Badan 3 bilood ayaa webiga shabeele waxaa ka jirtey biyo la,aan taasoo inta badan loo aaneynayey in dowlada itoobita ay leexsatey kadib kolkii ay kanaalo waaweyn u sameysatey xukuumada somaliya ayaa marnaba arintaas soo qaadin kana hadlin,

Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Idaacada VOA kadib kolkuu webiga soo laabtey ayaa sheegey in itoobiya aysan xiran karin webiga shabeelaha.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Xasan Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan Sheekh Mobil