Dhegeyso Madaxweynaha oo Ka Hadley Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

0
19

Madaxweyanaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud isagoo lahadlaya idaacada VOA ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka wali ka dhextaagan shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee hada gogashiisa ay taalo magaalada Jowhar ee xarunta Shabeellaha Dhexe.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cod-Madaxweyne Xasan Sheekh

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod-Madaxweyne Xasan Sheekh Mobil