Dhegeyso:-Odayaasha Degmada Buurhakaba oo Kasoo Horjeestey Maamul uu Shariif Xasan Dhawaan Halkaasi u Magacaabey

0
42

Waxgaradka iyo odayaasha Degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegay in aysan marna aqbalayn maamul uu dhowaan Shariif Xasan u soo magacaabay degmadooda.

Malaaq Xaashi Barre oo ka mid ah malaaqyada degmada Buurhakaba ayaa sheegay in maamulka K.Galbeed uu ku qasbayo dadka degmada in ay aqbalaan maamul aysan raali ka ahayn.

Hadaladiisiana waxaa ka mid ahaa.

Buur Hakaba

Halkan hoose mobilkada kaga dhegeyso

Buur Hakaba MObil