Dhegeyso: Nabadoon Reer Puntland Ah oo Shacabka Koonfur Galbeed u Qabtey in 15 Casho Kaga Baxaan Deeganada Puntland Hadii Kalana La Fara Saari Doono

1
18

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo ka mid ah Nabadoonada Puntland ayaa waxaa uu dheegey in Cadowga dagaalka wajiyada badan leh ku soo qaaday Puntland ay yihiin dadka ka yimid koonfur galbeed, Waxaana uu u qabtey in mudo 15 casho ah ay kaga baxaan deegaana puntland isla markaana ugu noqwdaan deegaanadooda.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilklada

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Mobil

 

1 COMMENT

  1. Anigu waxan la hadlaya shacabka kgs ee kusugan puntland waxan leyahay walalayaal kuso noqda wadankina wayo wuu idin bahan yahay ee ka qeyb qaata horumarkisa, wayo maanta waxa la tagan yahay xiliga aan dadka cadawga ah iska dhicin lahayn cadowgena kowadna wad ogtihin waa puntland wayo waxay maalin walba xasuuqda maatida ,maxasta, marka isaga soo taga

Comments are closed.