Dhegeyso Nabadoon Fanax “Wax la Ogolaanayo Ma’ahan in Habar gidir loo Magacaabo Xogayaha Dowlada Hoose”

2
40

nabadon faraxKadib kolkii maalin nimadii shalay uu Shariif Sakiin Afgooye kaga dhawaaqay maamul ay yeeshaan degmooyinka Afgooye iyo Marka ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa maanta soo ifbaxay diidmo ay ka keeneen maamulka Marka madaxda dhaqanka beesha BiyoMaal halka Dhaqanka Afgooye ee beesha Geledina ay ku qanacday maamulka loo sameeyay degmadooda.

Nabadoon Maxamed Cumar Fanax oo ka mid ah Nabadoonada beesha BiyoMaal oo ka hadlay maamulka cusub ee loo magacabay degmada Marka ayaa sheegay inay ayaan daro tahay waxa uu Shariif sameeyay isla markaana ayan qaadan doonin isagoo dhanka kalena ka cudur daartay taageeradii Indhala’aanta ku dhisnayd ee ay ku taageereen Shariif Sakiin.

Halkan ka dhegeyso.

Unknown Album

2 COMMENTS

  1. Nabadoonka haguulesto habar gidir waa in la iska dhiciyaa iyo shariif sakin beesha biimaal waa in ay u istagdaa sidii loo gacan qaban lahaa maamulka cadaalada ku dhisnaa 6gobol Southwest state of som

  2. Mamulka koonfur galbeed waxa iska leh digil iyo mirifle dir Jareerweyne ee cidkale waxba kuma lava

Comments are closed.