Dhegeyso:-Gudoomiye ku xigeenka Siyaasada degmada Marka oo iscasilay‏

2
79
moe1Iyadoo Gelinkii Dambe ee Shalay Degmada Afgooye lagu magacaabay Xubnaha Maamulka Degmooyinka Marko iyo Afgooye ayaa durbaba waxa soo baxaaya in xubin ka tirsan maamulka Marka uu xilkii iska casilay.
Xuseen Sheekh Cabdi Maxamed Rooti oo Maalintii Shalay lagu magacaabay inuu yahay Gudoomiye ku xigeenka Siyaasada Degmada Marka ayaa sheegaya inuu iska casilay Xilkii isaga loo magacabay.
“waxaan xilka isaga dhigay  damiirkay waa isiin waayey inaan la shaqeeyo kooxdii Shabelle State ee weli uuu muuqdo dhibaatadee ay dadkay u geysteen” ayuu yiri Xuseen Sh Cabdi Rooti.
Halkan ka dhegeyso.

2 COMMENTS

  1. reer daafeed sidaan ayaan idinka rabaa u hiiliya mar walba xaqa iyo xaqiiqda gobolka shabeelada hoose, gardarada haleeska diido

  2. mooryaan oo 20 sano umada xoog ku haysatey in lagu soo daro xukunka waa xaaraan sh.digil iyo biyamaal iyo gibilcad baa leh.diida dulanka diida xaqdarada.sh.sakikn wato.

Comments are closed.