Daawo Gudiga Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada Dhexe oo Dastuurka Usoo Bandhigey Shacabka

0
26

cadadoGudiga farsamada ee maamul u sameynta goboladda dhexe oo dadweynaha usoo bandhigayey Dastuurka maamlka goboladda Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in qodobka 4’aad ee dastuurka maamulkaasi dhigayo in maamulka Cadaado lagu samaynayo Xuduudiisu tahay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.

Bal nala daawada qaabka uu u dhigen yahay qodobkan doodu ka taagan tahay