Dhegeyso:-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele Oo Ku Tilmaamey Wax Kama Jiraan Hanjabaadii Ay Dirtey Alshabab

0
50

ismaaciil-cumar-geeleMadaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay Laanta Afka Soomaaligaa ee VOA ayaa ka hadlay Hadal hanjabaad ah oo Al-shabaab ay u direen Dalalka Mareykanka,Ingiriiska iyo Canadda oo ku Aadanaa in ay Weeraro ka geeysanayaan Wadamadaasi.

Cismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Hanjabaada Al-shabaab ay tahay Afka uun kaliya islamarkaana aysan lahayn Awood ay Weeraro Nuucaas oo kale ah ay ku Fuliyaan.

Hadalkii Madaxweynaha Jabuutina waxaa ka mid ahaa.

ismacil cumar gele

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

ismacil cumar gele mobil