Dhegeyso:- Qarax Maanta lagu Diley Xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Afgooye Cali Cadow

0
71

deg AfgooyeWararka aynu ka helney Degaanka Xaawo Cabdi Ee degmada afgooye ayaa sheegaya in Goordhaw Qarax lagula Eegtay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Qaraxa ayaa waxaa ku Geeriyooday Xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Afgooye Cali Cadow iyo Labo Kamid ah Ilaaladiis,iyadoona ay ku dhaawacmeen ilaa Labo kale.

DR Qadar Maxamuud Cabdulle oo ka Howlgalla Isbitaalka Xaawa Cabdi oo ka hadley ayaa KNN sheegay in Qaraxa lala Eegtay Mas’uulkaasi,waxaana uu Burburiyay Gaarigii uu watay.

 

xoghayaha degmada afgooye

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

xoghayaha degmada afgooye mobil