Monthly Archives: December, 2014

Browse our exclusive articles!

Wafdi Ka Socda Laamaha Samafalka Ee Qaramada Midoobey oo Maanta Gaarey Magalada Beledweyne

Wafdi ka socda Laamaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiran, waxayna kulamo la qateen mas'uuliyiinta maamulka gobolka...

War Deg Deg Ah:- Qarax Kol Dhaweyd Ka Dhacay Afka Hore Ee Airporka Adan Cade

Weerar ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay afka hore ee Airporka Adan cade ayaa ilaa iyo haatan inta la ogyahay waxaa ku dhintey 4...

Aqriso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweyne Madoobe Nuunow

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane madoone Nuunow Maxamed aya waxaa uu ku beeninayaa warar beryahan la isla dhex...

Dhegayso…Xasan Shiikh oo kusii jeeda Gobolada dhexe

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu todobaadkan gudihiisa u ambabixi doono gobolada dhexe ee Soomaaliya...

Shacab Kenyan ah oo markale Shabaab gumaad u gaystay

Warbaahinta Dalka Kenya iyo kuwa Caalamiga ayaa soo bandhigay Sawiro laga soo qaaday Weerarkii dadka badan ay ku laayeen Dagaalyahanada Al-Shabaab oo saakay aroor...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img