Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu todobaadkan gudihiisa u ambabixi doono gobolada dhexe ee Soomaaliya si uu halkaasi uga furo shirka Maamul u samaynta gobolada dhexe ee Soomaaliya.
Halkaan ka dhegaysoXasan oo u safraaya