Daawo:- Doorashadii ka Dhacdey Dalka Masar iyo Asiisi oo la Sheegey inuu ku Guuleystey

0
32

masarDalka masar ayaa maalintii isniinta waxaa ka bilowdey doorashada madaxweynenimo maadaama madaxweynihii hore ey afgambi kaga rideen ciidanka milateriga.

Doorashadaas ayaad sida aan ku arki doontaan video diidey dadkii iney soo baxaan oo ey foodaan dowlada ayaa waxaa ey laba maalmood oo aan loogu tala gelin usii furtey goobihii doorashooyinka si hogaamiyaha ciidanka milateriga uu ugu guuleysto xilka madxweynimo.

Si kastaba arintu ha ahaatee vidiogan ayaad waxaad ka arkeysaa goobihii cod bixinta oo aan wax dad ahba iman oo cidla ah, Balse suaasha waxaa ey tahay hadii doorashadii ey sidaa u dhacay halkuu k heley codka uu asiisi ku guuleystey.

Daafeet.Com