Dhegeyso:- Madaxweynaha oo markii ugu horeysey ka hadley Iscasilaada loosoo jeediyey

1
160

xasanMadaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley markii ugu horeysey moshinka iscasilaada ee loo soo jeediyey wuxuuna sheegey in maanta uu dalka ku talaabsadey xaalad aad u fiican wax badana u qabsoomey.

waxaa kaloo uu intaasi ku darey  in xildhibaanada iligan mooshan la wareegayo in ey yihiin  ay yihiin kuwa diidan nabada yar ee dalka uu ku talaabsadey.

 

xasan sheekh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

xasan sheekh mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. waxa aad soo kordhisay waxaa ka badan waxa aad ka taktay iyo waxa aad ka tilaabsatay. hadii aad tahay nin nabada jecel maxaad wax uga qaban weysay magaaladan yar ee maalin walba qaraxa ka dhoco, magaalada muqdisho ayaan ula jeedaa.

Comments are closed.