Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kulan waxaa uu xaley la yeeshey wafdi uu hogaaminaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Madoobe Nuuow Maxamed iyo wafdi uu hogaaminaayo.
Gudoomiye Prof. Jawaari oo xalay kulan gaaban la yeeshay Madaxda Koonfur Galbeed ayaa sheegya inay muhiim tahay in la qanciyo cid walba oo kasoo horjeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Wuxuu sidoo kale sheegay in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu xil ka saaran yahay hirgelinta nidaamka federaalka ah ee ay Soomaali ku heshiisay.

Daafeet.Com


