Dhegeyso:-Barnaamij Dood wadaag oo ey maleegeysey Universal Tv oo xaley ku dhamaadey fashil

2
100

aliyow iyo axmedBahda Tv Universal oo ku sifowdey beryahan dambe in ey u adeegto dano gaar ahaaneed ayaa shaley waxaa ey kala kulantey fadeexo tii ugu weyneyd kadib markii ay Warbaahinta Koonfur Galbeed oo ay ugu horeyso Ishabaydhaba shaaca ka qaaday warbixin horudhac aheyd oo la xiriirtay Barnaamishka Dood Wadaag.

Ishabaydhaba ayaa maanta ka shiftay Barnaamishka Dood Wadaag oo Wariye Cawil Daahir Salaad ku doonayay inuu muran ku geliyo Midnimada Koonfur Galbeed.

Si aan wax uga ogaano wixii caawa ka dhacay Telefishanka Universal waxaa khadka telefoonka kula xiriirnay Cismaan Xasan oo kamid ahaa ragii tagay Istuudiyaha Universal iyo Madaxweynaha Banaadir State Injineer Aba Aawow Suufi Xaaji Cafaan oo isaga kamid ahaa Mas’uuliyiintii diiday inay ka qeybgalaan Barnaamishka.

 

Cismaan Xasan

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Cismaan Xasan Mobil
Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. wax Lala Yaabo ma ahan universal Beryahan oo
    aadeysatay in DADka REER Konfur Galbeed iyo Dhulka Konfur Galbeedba meel ka dhacyadooda
    waxaase Fiicaned in Dib iskugu noqdaan masuuliinta Universal oo Dimoqaraadiyada iyo Odka Horka oo si Qalad ah ay u Fahmeen. waxaa kaloo waajib ah Dadka K/ Galbeed in ay ka Fiirsadaan uniVersal xadal xaynenteeda iyo Dhageysigeeda waayo ma ahan im munaasaib u Ah Bulshada Rer K/ Galbeed. waxaa kaloo la yaab leh Dadka wanaga lagu Bartay oo xada isbedel la yaab
    ku noqotay isbedelka ku dhacay iyo waxa sababay

  2. webabka iyo raadiyasha iyo tifiyaasha ee reer kuufur galbeet maasha alaah waa mahatsantihin walaaliyaal dedaalkina dedaal ku dara walaahi hadaan dhulkina u doodin oona degaal u galin wahaan hubaa in dhulkina keliya la qaadaneynin ee naftiina loo soo socdo taas aa nii huba tusaale hada ku hadasho afkii aayow ama af maay maay qabiilkada ma lagu weydiinayo wa eelaay aa lagu dhahaa tusaale intaas aa kugu filan ka waran hadi dhulkada la boobo eelaay hita laguma ogolanayo markaas wa tumaal aa lagu dhahaa ……..
    walaaliyaal kuwan aad ka hadleysan universal tv ilaah ka baqa ha dhihina TV qaran ama ciidada caalimiga ee dhaha ciidaada qabiilka ku sameysan ee universal tv taas aa iga talo ah
    wana tahay ciidat qabiil ku sameysan ee ma ahan ciidat somali dhan u dheheyso daliil. abduqaadir nadaara wa laga saarey sababta looga saarey hadaa nii sheego wa qabiilka aad ka dhalatey ha sheegan ee iska bedel ay eheet si kale loogama saarin ilaa marki danbe ay ka soo wada haraan hal beel midaas aa ni tilmaama ama tilmaam niigu fiilan ciidat caalami ah oo somali u dheheyso wa in ay ku hadashaa luuqada dastuurka somaliya ku qoran oo ah maay iyo mahaatiri maadama aysan raacsaneen dastuurka soomaliya wa ciidat beelet sidaa ogaada wsc

Comments are closed.