Dhegeyso;- Bare Hiiraale oo xukuumada ku eedeeyey iney la safteen kooxda Raaskambooni

0
87

Barre-HiiraaleBare hiiraale isaga oo la hadlaya VOA waxaa uu si cad uga soo horjeestey hishiiskii uu beryahanba reysulwasare cabdi weli ka wadey magalada kismaanyo bare hiiraale ayaa sheegey inuusan aqoonsaneyn maamulka ka jira magalada ksimaanyo wuxuuna sheegey in uu dagaalami doono.

 

bare hiiraale

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

bare hiiraale Mobil

 

 

Daafeet,Com