Dhageyso: Xildhibaan Maxamuud Cabdi Beekos (Kismaayo Waa In Ay U Hogaansantaa Baydhabo)

0
32

xildhiban maxamuudWaxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa wareysi dhinacyo badan taabana oo lala yeeshey Xildhibaan Maxamuud Cabdi Xasan Beekos oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamuud Beekos ayaa sheegay inay haboon tahay in laga shaqeeyo sidii dalka oo idil looga sameyn lahaa afar maamul, Somaliland, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Midland.

Sidoo kale Xildhibaan Beekos ayaa ka hadlay safarka Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed, waxa uuna sheegay in Xildhibaanadii kasoo jeeday Kismaayo aysan la socon Ra’iisal wasaaraha ayna ka biya diidsan yihiin maamulka Axmed Madoobe.

 

wareysi xldhibaan maxamuud cabdi

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

wareysi xldhibaan maxamuud cabdi Mobil

 

Daafeet.Com