Dhegeyso:- Reysulwasaaraha xukuumada federalka somaliya oo shaaciyey in uu tegi doono dhawaan magalada baydhaba

0
32

Cabdi Weli SheekhRaiisulwasaaraha Dowlada soomaaliya cabdiwali sheekh axmed ayaa maanta shaaciyey in uu tagayo magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.

cabdiwali sheekh axmed raiisul wasaaraha soomaaliya ayaa sheegay in uu baydhabo u tagayo arinta la xariirta isku soodhaweynta shacabka iyo maamul u sameeynta dadka deegaanadaa dega mar uu raiisulwasaaraha uu gudaha magalada muqdisho kula hadlayay saxaafada ayuu hadalkaas jeediyay.

 

Reysulwasaraha

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Reysulwasaraha Mobil

 

Daafeet.Com