Dhegeyso:- Gudoomiyaha Barlamanka Prof Maxmed Osman Jawaari oo ka warbixiyey safarkii uuu ku tegey baydhaba

0
30

DSC01607Ku simaha Madaxweynaha isla markaana ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdishoa ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey natiijada uu kala soo noqday magaalada Baydhabo.

Waxa uu Afhayeenka Golaha Shacabka uu sheegay inay dawlada Somaliya ka gaabisay arimaha Baydhabo xiisada Siyaasadeed ee ka taagneyd laakiin hadda ay dhexda uxiraneyso xal ay ka gaarto arintaasi maamul shacabku raali ka yihiina ay dhisi doonto.

 

Jawaari

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Jawaari Mobil

 

Daafeet.Com