Gudoomiyaha barlamaanka oo maanta kula la qaatey Madaxweynaha k/galbeed Mudane Madoobe Nuunow

1
36

jawariGudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa aroortii hore ee saaka kulan la qatey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Gollaha Guurtida.

Kulanka dhexmaray Gudoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Madoobe ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Gudoomiye Jawaari ayaa si celcelis ah uga codsaday Madaxweyne Madoobe Nuunow iyo Gollaha Guurtida inay la kulmaan Madaxweynaha ayna u sheegaan waxa ay qabaan.

Madaxweyne Madoobe Nuunow ayaa diiday inuu kamid noqdo mas’uuliyiinta la kulmaya Xasan Sheekh wuxuuna u diray 30.

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Maxaa madoowe nuunow kala kulmaa xassan
    Ninkaan madaxweyne lagu shegayo waxaa qalbiga ugu jirra cajal duuban oo hawiyaha u soo dhiiween qaas ahaan Hawargidir oo dadka u xasuuqaayo dhul boob

Comments are closed.