Daawo:- Qeyb ka mid Xafladii Taageerida Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya ee lagu qabtey Magalada Toronto

0
38

torontoXaflad aad u balaaran oo ey soo abaabuleen jeeliyada koonfur galbeed ee magalada toronto ayaa xaley waxaa lagu qabtey Hotel Toronto Plaza ee magalada toronto xafladaas oo ey kasoo qeyb galeen shacabka reer toronto ayaa waxaa lagu taagaarayey maamulka cuusub ee koonfur galbeed somaliya ee uu madaxweynaha ka yahay Mudane Madoobe Nuunow Maxamed  waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaan yar oo ku saabsan xaflada, Xafladii oo dhan iyo qudbiiyinkiina dib ayaan idinkugu soo gudbin doonaa haduu ala idmo.

Daafeet.Com