Dhegeyso:- Gudiga Amaanka ee Gobolka Baay oo soo saarey go'aano ku saabsan kala gadashada dhulka

1
42

baydhabooKulan ey yeesheen Gudiga Amaanka ee Gobalka Bay ayaa shalayto gelinkii dambe lagu qabtey magalada baydhabo kulankaasi oo looga hadlayey sidii xal loogu heli lahaa muranka ka taagan dhinaca dhulka oo ey dad badani isku heystaan.

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa kasoo baxay go,aano dhaxal gal u ah sidii lagu kala badbaadi lahaa dacwooyinka dhulkana ey u istaagi lahaayeen.

 

Amaanka Baydhabo
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Amaanka Baydhabo Mobil
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Asc dhamaan shaqaalaha web & inta ku xiran web daafeet.com ‘ fikirkaygu ku aadan arintaan, waxaan layahay waxaad sameeyseen arin muhim ah halkiina kuwada dadaalka aad bulshada u haysan ha ku daalina ee kaca, hadaan ka hadlo arinta dhulka waa mida ay dadku isku dilaan halagu dadaalo ALAHA INLAJIRA EE KACA good byeeeee

Comments are closed.