Dhegeyso:- Suldaan Warsame oo aan ka wareysaney Shirkii Digil Iyo Mirifle iyo shirkaloo Maanta Muqdisho ka furmey

5
64

suldaan-warsamekulan xaasaasi ah oo maanta ka socdey magalada muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey si wanaagsan wararka inaga soo gaarey magalada muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanada iyo wasiirada intoda badan ey ku hishiiyeen in ey tagaan magalada baydhaba si ey u tixgeliyaan go,aanada kasoo baxay odeydhaqameedyada Digil iyo Mirifle.

Odayaashii kulanka joogey ayaa wexey wasiirada ka codsadee in ey usoo diyaariyaan diyaaradii ey ugu kicitimilahaayeen magalada baydhaba maadaama diyaaradaha tegaya magalada baydhabo intoodan badan ey buuxaan.

Arimaha ku saabsan shirkaas iyo shir kaloo dowlada federalka ey maanta muqdisho ka furtey ayaan waxaan ka wareysaney Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame ee nala dhegeysta.

Suldaan Waresame Sep2.2013

Halkana kaga dhegayso Mobilkaaga

warsame

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. YAASIN WAAD DADAASHAY ,LAKIN OGOOW RAGA ASXABTADA AH QARKOOD MAREY EEDEYNEYNAAN NINKAAN WARSAME AH MA ARKAAN MIYAA KUWAADA DHIGLAAWAYASHA AH OO AAN HADLI KARIN XITAA , WARSAME NIN ODEY AH OO AFTAHAN AH WAYE , ARINTAAN LAGU EDEYNAYO AAD BAA LOGA QALDAN YAHAY WAAYO CAADIFAD DAD KU DUULAYA AAN WAX U DIYAARSANEYN AA RABA HUUHAA , WAX WLAIBA DAGANAAN BAA LA RABAA howshaan hada ma bilaaban mudo ay soo soctay xagey jireen qoloyinkan hada cawadaya , wali fari kama qodna walaal hala wada walaal

  2. Suldaan haddii aan nahay dhalinta reer daafeed waa runtaa edeynta waa laga fiican yahay ee waxaa marwalba laga fikiraa sideen cadowga iskaaga celinaa side wax u qabsanaa intaad ka hadashey waa wax jiro balse waxaan dhihi laheyn jaaliyada D/Mirifle iska daaya edeynta ee aan wax qabsano aan wada tashano aan iska qabano cadowga na dhex fadhiyo guul suldan

  3. Suldan warsame gul ayan kurajenayaa cid an ku aqonin ayaa wax iska shegtay ee iskadulqado wllhi aniga aftahan nimada iyo fasaxada lagu siyay ayan kuqanacsan nahay marka wllaha dm waa in aan halmel kasojesanaaa eee gul dhamantena

Comments are closed.