Daawo:- Bananbixii ey soo abaabuleen Odayaasha Digil iyo Mirifle ee shaley ka dhacay Magalada Baydhabo

1
107

baydhabo 2 (1)Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa bananbixii shaley ka dhacay magalada beydhaba kaasoo ey soo abaabuleen odey dhaqameedyada Digil iyo Mirifle ayagoo uga soo horjeedey siyaasad xumida dowlada federalka ey ku wado gobolada koonfurta somaliya ayagoo u arka shacabka halkaas ku dhaqan iney aheyn dad dhacsan kara xaqooda.

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.