Wararka maanta iyo Wadajirradio Atlanta

0
43

wadajirradio—-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Cabdixakiin Maxamuud Fiqi oo ka warbixiyay ciidan tobobar loogu soo xiray Yugandha
—Dagaal ka dhacay Hiiraan iyo guulo ay ka kala sheegteen Al-Shabaab iyo AMISOM
—Xildhibaan Mustaf Mukhtaar Guudoow oo sheegay inay Baydhabo ku dhisayaan maamul goboleed ay yeeshaan sedex gobol
—Maxamuud Sayid Aden oo ka warbixiyey Wafdi ka Socdey Laamaha Q/Midoobay oo maanta soo gaarey Magaalada Garbahaarey
—Xaguu ku danbeeyay maamul u samaynta Jubooyinka
—Bare Hiiraale oo markii ugu horaysay ka hadlay xaalka Jubooyinka sheegayna in gobolka la haysto.
—Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo sheegay in Faroole uu maquuniyay talada Puntland.

Halkan ka dhegayso warka oo dhan

wadajirradio Feb 3 2013 warka 1