Barnaamijkii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Prof Adan A Buule Iyo Aqoonyahan C/qadir Axmed Chief Sagaarey

0
30

adan and sgrDhegeystayaal sida aad inooga barateen barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inoogu ah Prof Adan A Buule Iyo Aqoonyahan C/qadir Axmed Chief Sagaarey barnaamijkeena isbuucan waxan diirada ku saareynaa arimo kala duwan oo ka hadlaya koonfurta somaliya iyo siyaasada guud ee digil iyo mirifle hadaba daawasho wacan.

Daafeet.Com