Waa Barnamijkii Dadoow Doodnooy oo ay marti inoogu yihiin Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim iyo Malaaq Maxamed Yacquub iyo Aqonyahan Cabdi Hoosow

0
118

Waa barnaamijkeenii xiisaha badnaa ee dadoow doodnooy oo aad nooga barateen in aan idiin soo gudbino todobaad kasta todobaadkana waxaa marti inoogu ah Suldaan Warsame Sudaan Ibraahim Suldaan Caliyow iyo Malaaq Maxamed Yaxquub Deeroow iyo Aqoonyahan Cabdi Aadan Hoosow oo dhamaantood ku sugan magaalada Muqdisho, sidaas iyo daawasho wacan.

Daafeet.Com