Waa Barnamijkii Dadoow Doodnooy oo ay marti inoogu yihiin Dr Xasan Xaaji iyo Madaxweyne Cali Baab

0
86

Waa barnaamijkeenii xiisaha badnaa ee dadoow doodnooy oo aad nooga barateen in aan idiin soo gudbino todobaad kasta todobaadkana waxaa marti inoogu ah Dr Xasan Xaaji Abuukar oo ku sugan dalka Canada magaalada Toronto in mudo ahna kusoo jirey siyaasada Digil iyo Mirifle iyo Cali Cabdi Baab oo ku nool dalka Ingiriiska magaaladiisa London oo isna ah Madaxweynaha maamul goboleedka KoonfurGalbeed, sidaas iyo daawasho wacan.