WARARKA

Webiga jubada oo ku fatahay degmooyin hoostaga gobolka gedo

Wabiga Jubba ee dhexmara qaar ka mid ah deegaano iyo degmooyinka ka tirsan gobolka Gedo ayaa saacadahii lasoo dhaafay sameeyay fatahaado xoogan oo ay...

Unsom oo mudo kordhin loo sameeyey

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa u kordhiyey ilaa 31ka Oktoobar 2024 muddada joogitaanka hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM). Qaraar tirsigiisu yahay 2705 oo ay...

Dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoostaga magalada dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay xaalad kacsanaan ah ay ka jirto deegaano hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, halkaas...

Reysulwasaare xamase oo maanta daah furey kulan looga hadlaya doorka culumada ku leeyihin taba gelinta nabada

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shir looga hadlayo doorka Culimadu ay ku leeyihiin taaba-gelinta nabadda iyo dib-u-heshisiinta. Raysal wasaaruhu wuxuu sheegay in culimadu...

Ahlusuna oo dhaqdhqaaqyo ka bilaabay gobolka galgaduud

Wararka aynu ka heleyno gobollada Dhexe ayaa sheegaya in haatan Ahlu Sunna Waljamaaca ay dhaq-dhaqaaqyo cusub ka billowday deegaanada maamul goboleedka Galmudug oo markii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img