WARARKA

Madaxweynaha maamulka jubaland oo walaac ka muujiyey daadadka ka dhashey roobka dayrta.

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa sheegay, in dad gaaraya 14 qof ay ku geeriyoodeen, halka 450,000 oo qoysna ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ka...

Ambasador Tarsan oo sagootin loogu sameeyey magalada neyroobi

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya ayaa waxay sagootin u sameysay Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), oo soo dhameystay mudadii uu ahaa Safiirka Dowladda...

Nadia Maxamed oo loo doortey duqa magaalada St. Loius Park

Magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka ayaa lagu doorto duq magaalo gabar Soomaaliyeed oo Mareykan ah. Nadia Maxamed, ayaa cod aqlabiyad ah kaga guulaysatay Dale...

Culumada ahlusuna ee gobolada koonfur galbeed oo shegey iney ka qeyb qaadan doonan dagaalka lagula jiro alshabab

Culimada Ahlu Sunna Wajamaaca, garabka Koonfur Galbeed oo Jimcihii shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan howlgallada ka dhanka...

Wasiirka arimaha gudaha oo ka hadley dagaal beeleedyada ka socda dalka iyo cida ka dambeysa

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay kooxda Al-shabaab iney ka dambeyso dagaal beeleedyada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img