WARARKA

Maamulka jubaland iyo alshabab oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka jubada hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saakay ka dhacay deegaanka Buulo Xaaji oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Kismaayo ee...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo meel fagaara ah kula hadley shacabka degmada waajid

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo ku sugan degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa si adag uga hadlay go’doonka ay Shabaab geliyeen deegaanada...

Reysulwasaare Xamsa oo fariin u direy culimada aan ka hadli karin la dagaalanka alshabab

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu baaqay dhamaan Culimada Soomaaliyeed iney ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab...

Gudiga doorashooyinka puntland oo soo saarey jedwalka doorashooyinka

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC, ayaa xalay waxay soo saareen jadwal doorasho oo muran badan dhaliyay, kaasoo ay ku xusan tahay, in ay isa...

Madaxweynaha oo maanta kulan la qaatey siihayaha safaarada mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Siihayaha Safaaradda Mareykanka ee A.I. Shane Dixon iyo Colonel David J. Haskell, oo ah Taliyaha Howlgalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img