WARARKA

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka oo u Hambalyeeyey Ciidanka Boliiska

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75’aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa...

Xukuumada oon Weli u Hambalyeyn Masharaxooda Waa Maxay Sababta

Doorasho macmal ah ayaa shalay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, waxaana doorashadan ku guuleestay Musharax dowlada taageereysay oo horeyba loo...

Wasiirkii Hore ee Howlaha Guud oo Sheegay In Xukuumada Kaga Baxday 3 Milyan Doorashada K Galbeed.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qarash gaaraya saddex milyan oo dollar ku bixisay sidii Cabdcasiis Lafta-gareen loogu dooran lahaa madaxweynaha Koonfur Galbeed, sida...

Dhegeyso; Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Puntland oo Iska Casilay Xilkii

Wasiirka Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee Maamulka Puntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde oo saakay Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay...

Xukuumada oo ku Guuleysatey Iney Kursiga Si Qasab ah ugu Fariisiso Cabdicasiis Lafta Gareen

Doorasho macmal ah ayaa gelinkii hore ee maanta ka dhacday magalada baydhabo taasoo lagu dooranaayey musharax dooran oo ay xukuumada dhabarka ku sidato. Doorashadan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img