WARARKA

Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo Walaac Ka Muujiyey Doorashadii Cabdicasiis Lafta Gareen

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa walaac badan ka muujiyay doorashadii Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed ee Arbacadii ka dhacday magaalada Baydhabo. Maamulka Puntland...

Alshabab oo ku Baaqday Dagaal Ka Dhan ah Kooxda Daacish.

Ururka Al-shabaab ayaa ku baaqday dagaal aan horey loo arkay Kooxda Daacish oo waayadii ugu danbeeyay ku sii xoogeysaneysay deegaanno ka tirsan Soomaaliya. Afhayeenka Al-Shabaab...

Dhegeyso Xukuumada oo Sheegtey In Daacish ay Ku Sugan Yihiin Qeybo Ka Mid ah Gobolada Dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiysay in Ururka Daacish xubno ka mid ah ay soo galeen Magaalooyin ka mid ah Gudaha Soomaaliya, islamarkaana arintaan ay dowladda...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo soo Dhaweeyey Dadaalada uu Wado Reysulwasaraha Itoobiya

Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaga jira nabadda iyo is-dhexgalka Wadamada Geeska...

Aqriso Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Sheegay in Mooshinkii Laga Laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal ka soo baxay waxaa in markii uu dhinacyo badan ka eego mooshkii dhawaan laga keenay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img