WARARKA

Maddaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed (Dani)...

Wakiilka Igad u Qaabilsan Somaliya oo u Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland

Wakiilka gaarka ah Urur Goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Siciid Maxamed...

Musharax Saciid Cabdullaahi Deni oo Ku Guuleystay Doorashada Maamulka Puntland

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Cabdikariin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed) ayaa goor dhow shaaciyay natiijada doorashada madaxweynaha Puntland oo la isla soo gaaray wareegii saddexaad. Wareega u dambeeyay ee...

Qaramada Midoobey oo War Kasoo Saaray Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Xalane

Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Miinooyinka ee loo soo gaabiyo Mine Action (UNMAS) ayaa warbixin ka soo saartay weerarkii hoobiyeyaashii lagu qaaday Xarunta UNSOM...

Dhegeyso: Maxamuud Sayid oo La Hadlay Shacabka Reer Gedo

Madaxweyne Kuxigeenka maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo beryahan ku sugan deegaano ka tirsan gobolka gedo ayaa sheegay in loo baahan yahay kawada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img