WARARKA

Dhegeyso: Gudoomiyihii Hore ee Degmada Marka oo Ka Warbixiyey Dagaal Xalay Halkaasi Ka Dhacay

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Iyo kuwa Al Shabaab ayaa habeenkii xalay ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha Hoose sidda ay xaqiijiyeen...

Xoghayaha Guud ee QM oo ugu Baaqey Iney Ilaaliyaan Nabada Dhinacyada Isku Heysta Doorashada Congo.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ka codsaday dhinacyada dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo inay ku dadaalaan nabadda iyo xasiloonida dalkaasi kaddib...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Maqaamka Gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Maqaamka Caasimadda , waxaana uu sheegay in Shacabka kunool Caasimadda ay heli...

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa oo Ka Hadley Duqeymo ay Ka Fuliyeen Deegaano Hoostaga Gobolka Baay

Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa weerar ay diyaaradaha droneska mareykanka ay ka geysteen deegaano hoos taga gobolka baay kaasoo ay la beegsanayeen qaar...

Alshabab oo Xalay Dhowr Jiho Kasoo Weerarey Dagmada Marka

Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img