WARARKA

Gudoomiyaha Bengiga Dhexe ee Somaliya oo Loo Magacaabi Rabo Nin u Dhashay Dalka Ingiriiska

Dowladda Soomaaliya ayaa Bishii August ee sanadkii 2018-kii shaacisay in jagada Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya ay banaan tahay una tartami karaan Soomaali iyo...

Xoghayaha Difaaca Dalka Ingiriiska oo Sheegay Inuu Ka Baaqday Safar uu ku Tegi Lahaa Magalada Muqdisho

Xoghayaha Difaaca dalka UK Gavin Williamson ayaa lagu waramayaa in uu baajiyay safar uu ku iman lahaa magaalada Muqdisho iyo kulan lagu waday in...

Dhegeyso; Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Sheegay Dacwadihii ugu Badnaa ee Ay Qaadeen Sanadkii Tegay

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidamada qalabka sidda Xasan Cali Nuur Shuute ayaa faahfaahin ka bixiyay Kiisaskii ugu badnaa ee sanadkii lasoo dhaafay ay...

Ciidamada Amniga oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Boliiska

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan Muuqaal laga soo duubay xilli uu qof haween...

Dabkii Xalay Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha oo Isku Fidiyey Suuqa Intiisa Badan

Suuqa Bakaaraha oo ah kan ugu weyn Soomaaliya dhinaca kalana ka mid ah xarumaha ganacsiga ugu ballaaran marka la eego Geeska Africa, ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img