WARARKA

Qaramada Midoobey oo Sheegtey Inay Yareyn Doonto Shaqalaha Ka Jooga Somaliya

War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu shaaciyay in ay xadideysa shaqaalaheeda ka howgala xafiiskeeda magaalada Muqdisho kadib weerar hoobiyaal ah oo lagu...

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo Ka Wada Degmada Afgooye

Wararka aynu ka helyno degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda halkaasi ka wadaan howlgal ballaaran dhamaan xaafaddaha degmadu ka...

Wefdi Ka Tirsan Dowlada Federaalka oo Loo Diiday Iney Garowe Tagaan Inta Doorashada Socoto

Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaa ay ku xayirnaayeen tan iyo saakay wafdi ka socday...

Aqriso: Waa Maxay Sharuudaha Looga Bahan Yahay Musharixiinta u Tartamaya Xilka Maamulka Puntland

Guddiga doorashada Maamulka Puntland ayaa dhawaan magaalada Garoowe kusoo bandhigay sharuudaha musharixiinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi u tartamaya. Musharixiinta ayaa waxaa maalinta Isniinta...

Mareykanka oo Sheegay Inuu Xadidi Doono Howlgalada uu Ka Wado Somaliya

Milatariga Marekanka ayaa la sheegay inuu xadidiyo duqeymaha uu la beegsado dagaalyahannada al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya, sida laga soo xigtay waaxda difaaca ee Marekanka. Howlgallada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img