Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Saddex Askari oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Maamulka Jubbaland.
Waxa ay sheegeen...
Qarax goor dhaweyd ka dhacay magalada muqdisho ayaa la sheegayaa in uu geystey qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxan ayaa la sheegayaa in uu...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta u sheegay in dowladda Soomaaliya ay la socoto ganacsato Soomaaliyeed ee lacagaha baada...