WARARKA

Wasiirka Beeraha Dalka Somaliya oo Heshiisyo Lasoo Saxiixday Wasiirka Beeraha Dalka Turkiga

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Turkiga kulan kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Cuntada dalkaasi Bekir Pakdemirli, waxeyna...

Shirka Madaxda Afrika oo Maanta Ka Furmey Magalada Adisababa

Shir madaxeedkii 32-aad ee hogaamiyayaasha qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afrika. Arimaha ugu waaweyn ee shirkaasi looga hadlaya...

Shabaab oo Howl dowlada qaban weyday mar kale maanta u qabatay Shacabka.

Gawaari dhuxul sida oo hada ku gubanaya duleedka Muqdisho Degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in goordhaw dab lagu qabadsiiyay laba...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Gaaray Dalka Itoobiya Si uu Uga Qeyb Galo Shir Madaxeedka Qaarada Africa

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya si ay uga qayb-galaan Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo...

Dhegeyso Generaal C/llahi Xasan Bariise oo Ka Hadley Dadka Loo Soo Xirxirey Xadgudubyada

Taliyaha Laanta Canshuurta Booliska Soomaaliyeed General C/llaahi Xasan Bariise oo maanta shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho ayaa ka hadley arimo kala duwan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img